Ad Code

Responsive Advertisement

Ticker

6/recent/ticker-posts

Faaiidooyinka sanjabiisha

 Sanjabiishu waa geedka caleemo yar yar leh oo labeerto wuxuuna mirihiisa ku leeyahay jirida sida 

Sanjabiisha waxaa lagu daaweeya cuduro dhowr ah waana geed aad u faaiido badan waxaana ka mid ah                                                                                                    1. Gaaska.     Sanjabiishu  waaa daawo ufiican gaaska Sanjabiishu waxa uu qani ku yahay maadada loo yaqaano gingerol oo wax yaabo badan lagu daaweeyo
2.miisaan dhimis.               Sanjabiisha waxaa loo isticmaalaa miisaan dhimis oo waxay ka mitahay wax yaabaha sida dhaqsida ah miisaanka jirka hoos ugu Rida.               Faaiidooyinka sanjabiishu  way badanyihiin

    

Post a Comment

0 Comments