Ad Code

Responsive Advertisement

Ticker

6/recent/ticker-posts

Guusha nolosha

 Guusha nolosha laga gaaro way wajiyo badantahay lkn anaka waxaan unaqaanaa in lacag lasameeyo oo kaliya balse saas way ka guda wayntahay oo marba hadii aad caafimaad qabto Allana caabudo waxba kaama maqna 

Xaqiiqatan intaas ayey farxadu ku jirtaa hadaad farxad haysatana wax walba waad haysataa farxadana waxaa laga helaa cibaadada Alle iyo in aad si dhab ah Alle kaga baqdo marba hadii aad amarka Alle qaadato waxaad ogaadoontaa in aad wax walba sifudud ku gaarayso inshaa alaah

Marka xigta dikriga Alle ka caado dhigo ooafkaaga yuusan ka daalin xuska Alle astaqfaartu Kuma sii jirto maxaa  gafkeenu aad but ubadanyahay soo laabashadana Alle Hana waafajiyo dhamaanteen inshaa alaah

Post a Comment

0 Comments