Ad Code

Responsive Advertisement

Ticker

6/recent/ticker-posts

Kalsoonida nafta

 2  Tilaabo oo dhisaya kalsoonida naftaada

Waa maxay kalsoonida nafta.                                                              Kalsoonida nafta waa aminaada ama fikirka aad iska aaminsantahay iyo rumaysnaantaada sida aad xaaladaha u wajihi karto si dhiiranaani ku jirto.   halkay ka timaadaa kalsoonida nafta                            ma jirto meel gooni ah oo la isku raacsanyahay oo ay kalsoonidu katimaado balse waxay u badantahay rumaysnaanta aadamaha iyo habfikirka                                     kalsoonidu maaha dabeecad loo dhasho.                   Hadii kalsoonida nafta ay u dhalasho ahaan laheed waxaa haysanlahaa dad badan                                                 kalsoonida nafta dhaxal maaha.                                             Kalsoonida nafta lama dhaxlo oo majiro qof waalidkii uga dhintay oo hadana dhaxal ahaan uhaysta kalsoonida waa la isbarikaraa oo way fududahay                                1.    si togan ula hadal naftaada 

                                                                     sida ugu wanaagsan ee aad naftaada ku bedali karto Kahana dhigi karto mid aad adigu maamusho oo aad kalsooni nadana   aad ku qabto waxaa weeye in aad naftaada lahadasho si qoto dheer ogaaw waxaa laguu sheego waxaa ka wanaagsan waxa aad adigu is sheegto si aad kor ugu qaado kalsoonida naftaada iska ilaali in aad naftaada kula hadasho hadalo necayba abuuraya ama negative ah mar walba faraxsanaaw waxaa ku jira caafimaadkaaga Kan maskaxeed iyo jireedba                                                       2.habarbar dhigin naftaada dadka kale.                                          



Post a Comment

0 Comments