Ad Code

Responsive Advertisement

Ticker

6/recent/ticker-posts

Daawada hargabka

 Daawada hargabka oo dabiici ah

Daawada ugu fiican ee laguna tacaalo hargabka si dabiici ah waxaa ugu muhiimsan tilaaboyinka soo socda
 

1:marka hore biyo dabka saar markay kuleel noqdaan sidii shaah ahaan 

Waxaa lagu daraa malab liin iyo sanjabiil
Daawada hargabka
2: sidoo kle waxaa aad ugu fiican hargabka iyo dhuunta xiran 

Maraq fresh ah oo qudrad lagu kariyey kadibna filfil lagu daray

3:marka ay dhuunta ku xiranto waxaa haboon in aad samayso talaaboyinka soo socda

1:biyo kululay oo cusbo ku dar markaas ku luqluqo aad gaarsiinayo dhuunta
2:marka aad shaax cabayso ku Darso sanjabiil



Waxa ay ka midyihiin wax yaabaha dhaqsi daaweya hargabka 


 

2:sidoo kle waxaa aad ugu fiican hargabka iyo dhuunta xiran

Post a Comment

0 Comments