Ad Code

Responsive Advertisement

Ticker

6/recent/ticker-posts

Faaiidada caafimaad ee dhagayaraha

 Dhagayaraha waa geed aad u faaiido badan marka laga hadlaayo dhanka aadamaha

Dhagayaraha  waxa ku jira maadooyin badan oo u wanaagsan adamaha 

Vitamins A C iron potassium  iyo kuwa kale oo badan

Faaiidada caafimaad ee dhagayaraha

Waxyaabaha lagu daaweeyo dhagayaraha waxaa kamida

1: waa xanuun baabiye 

2 :waxaa lagu daaweeyaa dadka ciridka ka dhiiga

3 :waa jeermisdele buuxa

4: waxa lagu daaweeya caabuqa ku dhaca maqaarka 

5: waxaa lagu daaweeya af urka

6:waxaa lagu daaweeya sanboorka iyo neefta

Ka faaiidaysi wacan

Post a Comment

0 Comments