Ad Code

Responsive Advertisement

Ticker

6/recent/ticker-posts

Faaiidooyinka toonta(tuuta)

 

Faaiidada toonta (tuunta
Faaiidada toonta 


Toontu waxay ka mitahay geed daaweedyada lasoo isticmaalijiray waqtiyo hore 

Toonta waxaa la isku waafaqsanyahay in ay tahay geed daaweed cajiib ah oona lagula tacaalo cuduro badan

Toonta inta badan waxa aan u isticmaalnaa in aan ku carfino cuntooyinka balse faaiidadeeda intaas way ka badantahay waxaana la isku waafaqay markii cilmi baarisyo badan la sameeyey in toontu tahay daawo cajiib ah

Waxan wax ka sheegi doonaa qaar ka mida faaiidooyinka toonta 

.toonta  waxa ay Sunta ka saartaa jirka 
.toonta waxaa lagula tacaalaa xasaasiyada
.toonta waxaa lagula tacaalaa gooryaanka iyo wax yaabaha la halmaala
.Toontu waxay dishaa bacteria da ilma aragtada ah
.toonta waxaa lagu daaweyaa infections 

 


Waxa jira faaiidooyinka aad ubadan oo ay leedahay toonta mana lasoo koobi Karo


Ka faaiidaysi wacan


Post a Comment

0 Comments